AQOONSO JEEGA BARAALE
Dr. Ali-Nur Duale AQOONSO JEEGA BARAALE TUTA ABSSOLUTA (Meyrick) (Lepidoptera: Gelechiidae) Jeega Baraaluhu waa cayayaan aad u cuna oo baabi’iya yaanyada, wuxuu kaloo weeraraa baradhada, basbaaska kidabyada leh, digiraha iyo dalagyo kaloo badan. ASTAAMAHA LAGU GARTO Calaamadaha lagu garto waxaa ka mid ah dixriga oo jeegada ku leh bar weyn oo madow (waa sida loogu […]